Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) oo loo magacaabay Gudoomiye Degmo
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa loogu magacaabay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha cusub ee degmada Matabaan ayaa loo magacaabay Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) ,halka guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan loo magacaabay Ducaale Aadan Cabdi. Maamulada degmooyinka gobolka Hiiraan ayaa … Continue reading Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) oo loo magacaabay Gudoomiye Degmo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed